dhaymoolenews.com
Xaladihii u danbeeyey ee covid19 ee maanta
July 1, 2020 - Written by wariye999

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 37. Lix qof (6) ayaa laga helay xanuunka, 3 qof waa somalilanders iyo 3 qof oo ajaanib ah. Bukaanadan 4 qof waa rag, 2 qofna waa dumar.

Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa:
(20jir ilaa 29jir = 2 qof)
(30jir ilaa 39jir = 3 qof)
(60jir ilaa 69jir = 1 qof)
Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeisa 5 qof iyo Burco oo ah 1 qof.

Waxaa xanuunka ka bogsaday 1 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Boqol iyo Lix iyo Lixdan (166).

COMMENTS
Latest News