dhaymoolenews.com
Xaladihii u danbeeyey covid19 ee maanta
June 29, 2020 - Written by wariye999

sniin. 29.06.2020. Warbixinta malinlaha ah.
———————————————————————–
Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 20

Hal qof (1) ayaa laga helay xanuunka, Halkan qof waa somalilander . Bukaankan waa nin.
Da’da Bukaankan cusub waxa ay u dhaxaysaa:

(30jir ilaa 39jir = 1 qof)

Bukaankan waxa uu degan yahay Hargeysa

Waxaa xanuunka ka bogsaday 3 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Boqol iyo Kow iyo Lixdan (161)

COMMENTS
Latest News