dhaymoolenews.com
Xaaladihii maanta covid19
June 14, 2020 - Written by wariye999

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 108 Todaba qof (7) ayaa laga helay xanuunka, 5 waa Somalilander, 1 waa Singaporean iyo 1 qof oo Hindi. Bukaanadan 5 qof waa rag, 2 qofna waa dumar Da’da Bukaanadan cusub waxa ay u dhaxaysaa: (0 ilaa 1jir = 1 qof) (10jir ilaa 19jir = 1 qof) (20jir ilaa 29jir = 2 qof) (30jir ilaa 39jir = 1qof) (40jir ilaa 49jir = 1 qof) (70jir ilaa 79jir = 1 qof) Bukaanadan waxa ay kala degan yihiin: Hargeysa 5 qof , Berbera 1 qof iyo Cerigaabo oo ah 1 qof Waxaa xanuunka ka bogsaday 6 qof taasi oo ka dhigaysa tirada guud ee bogsatay Lix iyo Sagaashan (96)

COMMENTS
Latest News