dhaymoolenews.com
Wasiirkii Gaashaandhigga Wadanka Sudan Oo U Geeriyooday Wadne Xanuun
March 25, 2020 - Written by wariye999

Khartuum (Dhaymoole)- Wasiirka gaashaandhigga Suudaan, Janaraal Jamaal Cumar ayaa wadna xannuun ugu dhintay gudaha Suudaanta Koonfureed, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Reuters oo soo xiganeyso afahayeen u hadlay militariga Suudaan.

Halkan ka daawo warkaasi wasiirka

COMMENTS
Latest News