dhaymoolenews.com
Wasiirka waxbarashada s/land aya rashin kala wareegay ganacsadaha omar
June 17, 2020 - Written by wariye999

Wasiirka Wasaaaradda Waxbarashada Jsl Oo Deeq Raashina Ka Gudoomay Shirkada Oomaar

rashinkkan ayaa ahaa rashin kala nooca oo lagu talo galay in la siiyo macalimiinta wax ka dhiga dalka iyadoo aya dhibaatooyin soo food sareen macalimiinta intii u jiray covid19 lana fasaxay dhamaan goobihii wax barashada dalka

rashinkaa oo dhamaa 400 oo qoys

COMMENTS
Latest News