dhaymoolenews.com
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland oo ka Hadlay Adeegyada ay u qabtaan Naafada iyo Agoomaha
September 26, 2019 - Written by wariye999

Hargeysa(Dhaymoole):- Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye,ayaa ka war bixiyay adeegyada ay u qabtaan naafada iyo agoomaha hoos yimaadda wasaaradda difaaca Somaliland.

Waxaanu faah faahin ka bixiyay sida xukuumaddu u daryeesho naafada iyo agoomaha Somaliland ee hoos taga wasaaradda difaaca iyo siday xukuumaddu xil iskaga saarto naafada iyo agoomaha.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo

COMMENTS
Latest News