dhaymoolenews.com
Wasaaradda Waxbarashadda Oo Shax ku Muujisay Sida ay Gobolada Ugu Qaybiyeen Deeq Waxbarasho Oo Itoobiya Siisay Somaliland.
September 3, 2019 - Written by wariye999
Hargaysa(dhaymoole)Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland Oo Soo Bandhigtay qaabka ay u qaybiyeen Deeqo Waxbarasho oo dalka itoobiya uu ugu deeqay jamhuuriyadda somaliland.
Deeqdan waxbarasho ayaa waxa goboladda dalka u qaybiyay wasiirka wasaaradda waxbarashadda somaliland Cismaan Jaamac Aadan kaas oo gobolada qaarna kab wasaaradu kor loogu soo qaadayo ay u samaysay.]Warsaxaafadeed lagu shaacinayo qaabka loo qaybiyay oo ka soo baxay wasaaradda ayaa tilmaamay in deeqda waxbarasho ee itoobiya somaliland siisay ay tahay waxbarashadda heerka 1aad.

COMMENTS
Latest News