dhaymoolenews.com
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo ka hadashay heeganka ka-hortaga Cudurka Corona Virus
March 14, 2020 - Written by wariye999

Hargeysa(dhaymoole)masuuliyiinta Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa ka hadlay heeganka qaranku ugu jiro xakameynta cudurka Corona Virus ee caalamka u faafay.

Shir deg deg ah oo ay maanta isugu yimaadeen xubno kamida Madaxda Wasaaradda oo ay weheliyaan khubarada wasaaraddaasi, ayaa lagaga dhawaaqay qorsheyaal cusub.

Halkan ka daawo warkaasi

COMMENTS
Latest News