dhaymoolenews.com
Wargalin Cidii Aragta Haweenay Xanuusanaysa
September 23, 2019 - Written by wariye999

Waxa lagu wargalinayaa dhammaan bulsho waynta ku dhaqan caasimadda magaalada Hargeyeysa iyo Nawaaxigeeda cidii aragta gabadh Da’deedu tahay  40 Jir oo  Xanuunsanaysa midabkeeduna maariin dhalaal yahay kana soo Lutay Magaaladda Muqdisho gaar ahaana Xamar,

Isla markaana Eheladii dhashay Inantaasi loogu soo  sheegay in lagu arkay caasimadda Hargeysa Dhexdeeda iyadoo mareysa.

Hadaba Cidii Aragta Haweenaydaasi Xanuunsanaysa waxa si Naxariis leh Looga Codsanayaa inay ku soo hagaajiyaan Nampers ka 0634699390- ama Dukaanka Dharka ee ELITE TAILOR/Radio Hargeysa

COMMENTS
Latest News