dhaymoolenews.com
Wafti Madax-dhaqameed Oo Uu Hogaaminaayey Sul.Maxamed Sul.Xirsi Qani Oo Si Diiran Hargeysa Loogu Soo Dhaweeyey
September 8, 2019 - Written by wariye999
Hargeysa(dhaymoole)-Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayey Sul. Maxamed Sul.Xirsi Qani oo in mudo ah gobolka Sanaag u joogay xal u helida xaalada colaadeed ee gobolkaasi ka taagan ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Caasimada Hargeysa
Halkan ka daawo
https://youtu.be/GPYmEivshGA

COMMENTS
Latest News