dhaymoolenews.com
Daawo:Ururka Khayriga ee Midnimocharity Foundation oo xadhiga ka Jaray Dugsi Quraan la Hirgaliyey Degmada Balikhayr
September 1, 2019 - Written by wariye999

Hargaysa(dhaymoole)Ururka Khayriga ee Midnimo ee ka hawlgala Gobolka MaroodiJeex Xadhiga ka jaray Dugsi quraan loogu tala galay in dada Yar ee Tulooyinka hoos Yimamada Gobolka Maroodi jeex  kuna hawlan dhismaha Dugisyada quraanka kariimka iyo masaajidada  waxana xadhigan ka jaray gudoomiyaha Duqamagaalada Salaxley

Daawasho Wacan

COMMENTS
Latest News