dhaymoolenews.com
TACSI Tiiraanyo Leh Innaa Lilaah wa inaa Ileyhi Raajucuun
March 30, 2019 - Written by wariye999

TACSI Tiiraanyo Leh Innaa Lilaah wa inaa Ileyhi Raajucuun

Suldaanka Guud ee Ciise Muuse Suldaan Cismaan Cali Kooshin Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Dalka Garyaqaan Aadan X Cali Guddoomiyaha Maxkamadda Degmadda Hargeysa C/Rashiid Beer Geel Ganacsade Farxaan X Cali Ganacsade Farxaan liibaan Xildhibaan Maxamuud jaaamac X Cilmi Dable Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Shaqada Mudane Maxamed Aadan Ilkacase Axmed Macalin Maxamuud

Sidoo kala ah reer jaamac xundule iyo reer Ibraahim Xuseen  Ducaale iyo Reer CuraagteXuseen Ducaale reer Maxamuud Jaamac Xundle Reer Warsame Jaamac  Reer Macalin Maxamuud Reer Xasan Cali Yare Reer Cabdi Jaamac Xujaale iyo Dhammaan reer Cali Kooshin

Innaa Lilaah wa inaa Ileyhi Raajucuun Dhammaantood dadkani  (waxay halkan dhambaal tacsi ah uga dirayaan, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii madaxda dhaqanka, waxgaradka, waayeelka iyo waliba shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuun Maxamed Diiriye Waranle ) oo maanta lagu Aasay magaalada Hargeysa, waxaana ay ILLAAHAY uga baryeynaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo Samir iyo iimaan saadiqa ahna Inaga wada siiyo Aaamiin AAAmiin

 

COMMENTS
Latest News