dhaymoolenews.com
TACSI MADAXWEYNE kU XIGEEN : 08/08/2019 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
August 10, 2019 - Written by wariye999

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Qaranka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka Somaliland, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Eng. Cabdilaahi Cabdisalaan Sheekh Cali Jawhar oo ku geeriyooday maanta oo ay taariikhdu tahay 08/08/2019, dalka Itoobiya.

 

COMMENTS
Latest News