dhaymoolenews.com
Somaliand:DAAWO: Talada Xildhibaan Jirde u diray Gobolada Bari‏
January 13, 2016 - Written by wariye999

 

Hargeysa(dhaymoole)Xildhibaan Jirde Siciid oo ka tirsan Golaha Guurtiga JSL ayaa ka hadlay arimaha diiwaangelinta iyo qaadashada kaadhka cod bixiyayaasha, waxana xildhibaanku ugu baaqay guud ahaan  dadweynaha Somaliland, gaar ahaana gobolada Bari inay qaataan kaadhkaasi.

 

Halkan ka daawo warka oo dhan

https://youtu.be/RjpIxB0HAyM

dhaymoolenews.com/Hargeysa

COMMENTS
Latest News