dhaymoolenews.com
Somalialnd:Gudidda Qabanqaabada Aaska Qaran ee Marxuun Cali Sugule oo Sharaxay Habka Aasku u dhacayo‏
January 13, 2016 - Written by wariye999

Hargeysa(dhaymoole)Gudidda Heerka Qaran ee Madaxweyne Siilaanyo u Xilsaaray qabanqaabada Aaska qaran ee Abwaan Cali Sugule Cigaal Dun carbeed oo Beri la Filayo in Maydkiisa la Keeno Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa Maanta Faahfaahin ka bixiyey Habka iyo Hannaanka aasku u dhici doono.

https://www.youtube.com/watch?v=XYVmmXe3Wqc&feature=youtu.be

dhaymoolenews.com/Hargeysa

COMMENTS
Latest News