dhaymoolenews.com
Shir-guddoonka iyo Mudanayaasha labada Gole ee sharafta leh, Mudanayaal,
March 25, 2019 - Written by wariye999

Shir-guddoonka iyo Mudanayaasha labada Gole ee sharafta leh,

Mudanayaal,Maanta oo ay Xukuumaddu xilka haysay sannad, saddex bilood iyo maalmo, waxaan ku faraxsanahay in aan idinla wadaago xaaladda guud ee dalka, wixii innoo qabsoomay, iyada oo halbeegeenu yahay qorshaha Horumarinta Qaranka (NDP II) iyo Barnaamijkii Xisbigu ku galay tartanka doorashada. Waxa kale oo aynu isla eegi doonaa hawlaha inna horyaalla ee mustaqbalka dhaw iyo ka dheerba ah.

Halkan ka daawo

COMMENTS
Latest News