dhaymoolenews.com
Maxkamada Sare Ee Somaliland Iyo Jaamacadda Hargeysa Oo Heshiis Kala Saxeexday
April 30, 2019 - Written by wariye999

Hargeysa(DHAYM)Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Professor Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa heshiis la saxeexday guddoomiyaha jaamacadda Hargeysa Maxamuud Yuusuf Muuse.

Guddoomiyaha Jaamacadda Hargeysa oo ka hadlay heshiiskaasi ayaa sheegay in ay  ku heshiiyeen in shaqaalaha garsoorka Somaliland ay deeq waxbarasho ka helaan jaamacadda Hargeysa.

COMMENTS
Latest News