dhaymoolenews.com
Gorgarkii duulaayey oo ilma yar ku cunay Degmada xaaji saalax
September 23, 2019 - Written by wariye999

Gorgorkii duulaayey ee lagu sheegi jiray degmada Gaashaamo ee ismaamulka Soomalida Itoobiya ayaa wiil yar oo magaciisa la dhaho Mowliid Aar ku cunay

Gorgorkii  duulaayey  ee lagu  sheegi  jiray  degmada Gaashaamo ee ismaamulka Soomalida Itoobiya  ayaa  wiil  yar  oo  magaciisa la dhaho  Mowliid  Aar  ku  cunay   Xoonta   ilma Aadan Ciise  oo dhinaca  koon- fureed ka xigta   6km degmada  Xaaji Saalax  sidaana  waxa noo   sheegay    gudoomiyaha  degmada  Xaaji saalax   Cali Muuse  Faarax   mar aan khadka  tilifoonka     kula xidhiidhay .  Waxa kale  oo  uu inaa  raaciyey   inay tahay  markii ugu horaysay  ee  lagu  arko    xadka  udhexeeya   Soomaliland   iyo ismaamulka  soomalida  Itoobiya  , sidoo  kale  waxa  uu gudoomiyuhu   tacsi  udiray  helkii  iyo qaraabadii  uu ka baxay  wiilkaas yari .

COMMENTS
Latest News