dhaymoolenews.com
Gobolka tog-dheer oo la gadhsiiyey ambalac iyo mashiin
June 17, 2020 - Written by wariye999

BURCO Maamulka Gobolka Togdheer Aya Gaadhi Ambalace Iyo Mishiinkii Baadhista Covid19 Ku Wareejiyey isu-duwaha Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Gobolka Togdheer ayaa gudoomay qalabkaasi

iyagoo dhawaan aaad uga cabanaayeen dadka ku dhaqan caasimada labaad ee somaliland ambalac la.aan haysatay iyo mashiinka lagu baadho dadka uu soo rito xanuunkan saf mareenka ah covid19

waxa si aada u soo dhaweeyey dad weynaha ku dhaqan magaalada burco mashiinkaaasi

COMMENTS
Latest News