dhaymoolenews.com
Garabka dhallinyarada heer qaran ee Xisbiga Waddani waxay hambalyo meher u dirayaan, boqorka Maxamed Deeq Aadan Siidhi iyo boqorada Rooda Cabdi Muuse oo meherkoodu maanta ka dhacay magalada Hargeysa.
January 29, 2016 - Written by wariye999

Hambalyo meher wacan waxay garabka dhallinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Waddani u dirayaan  boqor Maxamed Deeq Aadan Siidhi   iyo boqoard Rooda Cabdi Muuse   oo meherkoodu maanta ka dhacay  magaalada Haregysa. Waxaanu si gaara hanbalyada ugu diraynaa  Xoghayaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xisbiga Waddani Maawo  Rooda Cabdi Muuse.  waxaanu leennahay  Guurkiinu guur khayr gurigiinu guri negi guuloow ka yeel, noqda labadii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela, wiil iyo caano gabadh iyo caano, barakooba oo badhaadha intaad dunida nooshiin.

Af-hayeenka dhallinyarada heer qaran ee  Xisbiga Waddani.

Maxamed Sidiiq Dhamme

COMMENTS
Latest News