dhaymoolenews.com
FANAANADA DEEQA CIISE AYAA SHEEGTAY IN CARUURTEDI AY KA QAADAYSO DAWLADA JABUUTI
June 12, 2020 - Written by wariye999

Arintan aya imanaysa iyadoo ay mudaharaado ay ka socdaaan dalka jabuuti laga soo hor jeedo dawlada ka jirta ee uu hogaamiyo ismaaciil cumar geele  fananadan ayaa sheegaty in dowladu ay ka qaadayso carrurtedi iyada oo sheegay in layla xidhiidhinayo ku lug lahaan shaha mudaharaadkaa

Halkan ka daawo warkaas oo faahfaahsan

COMMENTS
Latest News