dhaymoolenews.com
Deg Degg: Xisbiga KULMIYE oo Doortay Hoggaanka Xisbiga
October 5, 2020 - Written by wariye999

Hargeysa (Dhaymoole news) Ergada shirweynaha Kulmiye ayaa u doortay Muuse Biixi Cabdi, inuu noqdo guddoomiyaha KULMIYE, Shanta sanno ee soo socda, cod aqlabiyada ah ayaa lagu ogolaaday

Maxamed Kaahin Axmed ayaa isagana loo doortay guddoomiye ku xigeenka kowaad
Axmed Cabdi Dheere, ayaa loo doortay guddoomiye ku xigeenka labaaad
Xuseen Aadan Cadde ayaa guddoomiye xigeenka sadeexaad loo doortay
Maxamed Xasan Saajin ayaa loo doortay Guddoomiye ku xigeenka afraad

COMMENTS
Latest News