dhaymoolenews.com
DEG deg wada hadaladii somaliland iyo somaliya oo laysku mari waayey
June 14, 2020 - Written by wariye999

Hargysa (hadhwanaagnews) war hada soo dhacay ayaa sheegaya  in wada hadaladii maanta ka furmay dalka jabuuti ee ahaa afar dhinac jabuuti/ethopia,somaliland iyo somalia

iyada oo ay ku sugnaayeen dhamaan madaxweynaasha iyo waftiyo kale  oo la socaday dhinacyadaa

ayaa waxa ala sheegayaa in lay mari waayey  gudoomiyaha golaha guurtida saleeban ayaa sheegay in ay somalia lagu yidhi fuliya wixii lagaga wada hadlay shirarkii hore u dhacay  wxii dubka soo kordha waan idiin soo sheegi

COMMENTS
Latest News