dhaymoolenews.com
“Dawladda Taagta Daran Ee Xasan Sheekh Hadday Joojin Waydo Faragalinta Qaawan, Waxaan Hore Loo Maqal Ayaan Samayn Doonaa” Wasiir Warancadde
January 14, 2016 - Written by wariye999

Hargeysa (Dhaymoole) Wasiirka Wasaaradda arrimaha guddaha Somaliland Cali Maxamed warancadde oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in haddii dawladda Somalia joojin waydo faragalin qaaqan oo uu sheegay inay ku hayso xuduudaha Somaliland, waxaanu xusay  inay samayn doonaan waxaan hore Loo maqal waa sida uu hadalka u dhigay Wasiirku.

 

Sidoo kale Wasiirka arrimaha guddahuhu waxa uu shacabka Somaliland Ugu baaqay Inay markaste Ilaashadaan nabadgaliyadooda ayna La shaqeeyaan Ciidanka Qaranka Somaliland.

 

 

Halkan ka daawo.

 

 

Dhaymoole news. Hargeysa

COMMENTS
Latest News