dhaymoolenews.com
Dawlada itoobiya oo safiir cusub usoo magacaabtay somaliland
August 5, 2020 - Written by wariye999

Hargeysa(dhaymoole news)-Dowladda Itoobiya ayaa waxaa ay si rasmi ah u soo magacowday Wakiilkeeda cusub ee Somaliland.

 

Dowladda Itoobiya ayaa Siciid Muxumed Jibriil u soo magacowday Wakiilkeeda cusub ee Somaliland, sida ay xaqiijiyeen ilo-xogogaal ahi

 

 

 

 

 

 

Siciid Muxumed Jibriil ayaa haatan ahaa Gudddoomiye ku-xigeenka Jaamacadda Hargeysa.

 

Siciid Muxumed Jibriil ayaa bedelaya Amb Shamsudiin Axmed Rooble oo hore u ahaa wakiilka Itoobiya u fadhiya Somaliland.

 

Dawlada Itoobiya ayaa hore u sheegtay in ay kor u qaadayso Derajada Xafiiska Itoobiya ee Magaalada Hargeysa

COMMENTS
Latest News