dhaymoolenews.com
Dadweynaha Boorama oo jawaabo kala duwan ka bxiyay hadalkii ka soo yeedhay Wasiirka Arrimaha Gudaha
March 26, 2020 - Written by wariye999

Borama(dhaymoole)Dadweynaha ku dhaqan magaaladda borama ayaa  ka dareen celiyay hadalkii wasiir wasaaradda arimaha gudaha somaliland mudane  maxamed kaahin ee ahaa in la xidhayo goobaha marfashyada lagu qayilo xili qaadkiiba wadanka uu soo galayo

Halkan ka daawo hadalka wasiirka

 

COMMENTS
Latest News