dhaymoolenews.com
Daawo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay Colaadda Ceel-afweyn iyo Rajo laga qabo Inay soo afmeeranto
October 6, 2019 - Written by wariye999

Hargeysa(dhaymoole)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay Colaadda Ceel-afweyn iyo Rajo laga qabo Inay soo afmeeranto oo madaxweynuhu ka muujiyey kulan uu la qaatay Odayaasha labada dhinac ee Deegaankaasi

Halkan ka daawo hadalka madaxwaynaha somaliland

COMMENTS
Latest News