dhaymoolenews.com
DAAWO/ Horumarka Siyaasadda Dibadda Somaliland‏
January 29, 2016 - Written by wariye999

Barnaamijkeenan Documentery-ga ah waxaynu ku eegaynaa qaybo ka mid ah siyaasadii Arimaha Dibadda ee Somaliland ee Mudada u dhexaysay 2013 – 2015, waana qaybtii labaad ee Barnaamijyada ka hadlaya heerka ay gaadhsiisan tahay Diblumaasiyadda Somaliland.

COMMENTS
Latest News