dhaymoolenews.com
DAAWO:-Gudida Garxajis Oo Shaaciyay in Ay Difaacayaan Jabhadda Caare
August 26, 2019 - Written by wariye999

Hargeysa(dhaymoole):-Gudidda Beel Waynta Garxajis Ayaa  ka dhawaajiyey  in ay Difaacayaan Jabhadda Caare cid kasta oo soo fara gashata Xukuumadda ugu Han-jabay.

Halkan ka daawo hadalka gudidda garxajis

COMMENTS
Latest News