dhaymoolenews.com
CIIDAMADA BOOLISKA SOMALILAND OO XABSIGA UTAXAABAY HAL ABUUR SHUCAYB YARE OO DHAWAAN GABAY KU DHALIILAY MADAXWAYNE MUUSE BIIXI CABDI
June 29, 2020 - Written by wariye999

hargysa (dhaymoole news)maaanta ayaa la xidhay ka dib markii uu gabay ku caayey madaxweynaha somaliland jilaaga caanka ah ee shucayb

halkan ka daawo warkaas oo faahfaahsan

 

COMMENTS
Latest News