Wararka
-
“Magaalooyinka Waawayn Biyo looma Helayo Illaa Biyo Xidheenno la Sameeyo.”Maareeyaha shirkadda Shaba ee Biyaha Boorama
Borama (Dhaymoole):-Maareeyaha guud ee shirkadda Shaba ee biyaha Boorama Maareeye Cabdiraxmaan Cabdisalaan Sheekh Cali Jowhar,ayaa ka wr bixiyay xaaladda biyaha Boorama halka ay imika marayso higsigooda mustaqbalka iyo xaalad b...
Sunday, June 5, 2022
-
Buurtan Cas ayaa ku taalla degmada Sheekh Cismaan ee Magaalada Boorama, ee xarunta gobolka Awdal.
Buurta Cas ayaa ah Buur xilli kasta guudkeedu mashquul yahay isla markaana ay duudka sare kaga joogaan dad aad u tiro badan oo dhegta ku haya taleefanka Gacanta.
Dalxiis umay tegin dadkaasi Buurta Cas ee Degmada Sheekh Cismaan ...
Sunday, June 5, 2022
-
Arsenal oo ku Dhawaaqday in Kabtankeedii Alexandre Lacazette uu ka Tegay
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa xaqiijisay, in kabtankeeda Alexandre Lacazette uu ka tegayo dhamaadka June oo uu ku egyahay qandaraaskiisa Emirates Stadium.
31 jirkan oo sannadkii 2017 ay Gunners kusoo iibsatay £47 milya...
Sunday, June 5, 2022
-
Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada oo Hawl Gallo ka Fulisay Gobolka Saraar
Caynaba(Dhaymoole):-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland ee gobolka Saraar ayaa baabiisay goobo kala duwan oo lagu diyaarin jiray dhuxusha inta aanay u rarin goobaha ay u iib geeyaan.
Hawlgalkaas oo uu horkaca...
Sunday, June 5, 2022
-
Safiirka Somaliland ee UK oo Qaadhaanka Waaheen Dhexgeeyey madal Caalamka laga Daawanayey oo Todoba boqol oo Maalqabeen Joogeen
Hargeysa-(Dhaymoole):- Safiirka Somaliland ee Ingiriiska mudane. Cabdi Cabdillaahi Dayax-weerar ayaa sheegay inuu tabarucaadka qaadhaanka Waahen dhexgeeyey madal caalamka oo dhan laga daawanayey oo todoba boqol maalqabeen ka s...
Sunday, June 5, 2022
-
Waxaan Dadweynaha Somaliland ka Codsanayaa in aanay Halaagin Ubadkooda.”Dr. Gaboose
Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa sheegay in lixda bilood ee ugu dambeeya muddo xileedka Xisbiyadda la furayo Ururada Siyaasada.
Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa waxaa uu intaasi ku daray i...
Sunday, June 5, 2022
-
Bulshada oo soo Dhoweysay Go’aan Xukuumadu ku hakisay Korodhka Qiimaha Korontada
Hargeysa-(Dhaymoole) Guddoomiyaha Komiishanka Tamarta Md. Axmed Faarax Cadare ayaa hakiyey qiimo-korodh shirkada laydhku ku sameeyeen adeega korontada ay siiyaan macaamiisha.
Qoraal uu ku saxeexan yahay Gudoomiye Cadare oo warg...
Saturday, June 4, 2022
-
Guulaha ka Dhashay Heshiiskii Dhex Maray Xisbiyadda KULMIYE iyo ANC?
Pertoria(Dhaymoole)-Xisbiga ANC ee ka dhisan.dalka Koonfur africa oo lagu tilmaamo ka ugu Da’da weyn Axsaabta Siyaasada Qaarada Africa, ayaa bilaabaya iskaashi wada-shaqayneed oo dhex mara Xisbiga talada haya Jamhuuriyadda Somal...
Saturday, June 4, 2022
-
Kontonka Kooxood ee ugu Wanaagsan Adduunka oo la soo Saaray
Toddobaadyo ka dib markii lasoo gabogabeeyey horyaallada kala duwan ee xilli-ciyaareedkii 2021-22, waxa la sameeyey qiimaynta kooxihii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkii tegay, kuwaas oo safka hore ay kaga jiraan naadiyada Ingiriisk...
Saturday, June 4, 2022
-
Sadio Mane oo Daboolka ka Qaaday Shuruudda Keliya ee uu Kusii Joogi Karayo Liverpool
Sadio Mane ayaa shaaciyey shuruudda kaliya ee uu kusii joogi karayo Liverpool oo sida la sheegay uu horraantii toddobaadkan ku wargeliyey in uu doonayo in uu iskaga tago xagaagan, maadaama qandaraaskiisa sannad kali ahi ka hadhsan...
Saturday, June 4, 2022
Next Page »
|
Latest News
|