Computer Qadiim Ah Oo Lacagtii Ugu Badnay Lagu Kala Iibsaday
Waxa dhowaan suuqyadda caalamka mid kamid ah lagu kala iibsaday Kombiyuutar weyn oo kamid ah Kombiyuutaradda qadiimka ah ee waqtiyadii hore la isticmaali jiray, kaas oo ay samaysay shirkadda Apple Macintosh ,waxaana toddobaadk...
Friday, December 6, 2019
Ruushka Oo Hubkiisa Qaybo Kamid Ah Isbedel Ku Samaynaaya
Wasaaradda Difaaca iyo khubarrada dhinaca hubka ee wasaaradaasi ayaa wada qorshe ay wax ka bedel ku samaynayaan hubka ciidamada Ruushku isticmaalaan xiligan qaybo kamdi ah, gaar ahaana hubka dhinaca difaaca circa ee Pantzer loo ya...
Lo’da Muraayadaha Xidhan
Beeralayda Ruushka ayaa soo saaray nidaam ay Lo’ad ay dhaqdaan ugu xidhaan muraayadaha Indhaha, Muraayadahan oo samaynaya humaag araga aan xaqiiq ahayn oo deegaanka iyo quruxdiisa muujinaya.
Beeralayda ayaa sheegay in tijaabo...
Monday, December 2, 2019
Waa Xuquuqdii Awoowyada!
Markii ugu horaysay taariikhda ayay dawladda Newzealand ku abaal marisay webi biyood dalkeeda ku yaal inuu yeesho xuquuq sharci oo la mid sida tan Aadmiga.
Halkaasi oo ay ku nool yihiin qabiilada Wanganui ee hoos taga qabiila...
Maxaa Ka Dhalan Kara Dagaalka iyo Cunaqabataynta Farmaajo Ee Jubaland?
Qalinka Cabdiraxmaan Cadami
Farmaajo xaaladda Jubbaland in uu waanwaan iyo wada hadal ku dayo wuxuu ka doorbiday in uu dagaal ku muquuniyo, maamulkaas oo ka mid ah kuwa ugu deggan Soomaaliya.
Kismaayo caasimadda maamul gobolleed...