dhaymoolenews.com
AHMED CUSMAAN GEELE HA SIIYO XOOLAHA AGOONTA ILMA JAMAC XAYD (IHN)!!!
April 7, 2019 - Written by wariye999
Waxaan aad ula yaabey waxan keeney in dayn iyo shuraako ganacsi waxa keeney buuqan,
Arintani waxaa jirta in Wasiirka arimaha guduhu cadeeyey in wax warana oo lagu xidhaya jirin iska dhaaf in Jabouti loo dhiibe.
BAROORTU CEESANTA KA WEYN,
Beel weynta Arab waxaan leeyahay walaalka u gargaar hadduu wax dulmiyo iyo haddii  la dulmiyaba maaha in xoolaha agoonta marxuumkii Jamaca Xayd hadal iyo TV oo leys soo taago lagu dhaco iyadoo la leeyahay Ahmed Cusmaan Geele Arab ayaa dowladda Jabouti loo dhibaya,Waar waxba lama dhiibayo ee lacagta Agoonta siiya oo dulmiga iyo beenta aad wax ku dhacdaan goobaha barta bulshadda ka joojiya.
Waxaa jirta Agoonta ilma Jamac Xayd waa Habar awal siduu Ahmed Cusmaan Geeleba uu Arab u noqdey kolka arintu waa Arab iyo Awal ha dhameeyan.Waxaa bangiyada Jabouti ku leeyihiin waa gooni se xoolaha Agoonta HABAR Awal ayey noqoneysa si dhaqsana Maxkamad ayaan Hargeisa ka laga furaya..
Waxba ayaan lagu meereysan Ina geele arab ayaa jabouti loo dhiibaya.
Warshadda CokaCola waxaa wada leh Jamac Xayd iiyo  Ahmed Cusmaan Geele Arab iyo dad badan oo kale se waxaa ugu sheer badna Marxuun Jamac Xayd ilaha how naxariiste.
Xoolaha agoontu waa xaraan kolka Somaliland cabista warshadda  Somaliland Beverages Industries (SBi) waa in agoonta la siiyo Rasamaalkii iyo intii ay furneyd macaashkii haddii hale Ummadda Somaliland waxay cabeysa ama Fuuqasa xoolo agoomeed oo waa xaraan cabisteedu.
Suldaankan arab ee ciidamada arabka ku jira ugu baaqay iney ka soo dareeran isaga iyo caare waa isku danbi ee waa in isaga waaran loo jara.
Tan kale bal suldaanadan arab iyo kuwan mataanaha sheegaya Sheekh Diriri ka u sheego xoolaha agoontu iney xaraan tahay.
SOMALILAND ILAAHAY HOW GARGAARO MAR WALBA.
AMIIN……AMIIN……AMIIN…….
MAHADSANID
IDIRIS CEELAYE CAWALE
LONDON

COMMENTS
Latest News