dhaymoolenews.com
Agaasimaha universal ayaa ka hadlay ciidmada amniga oo la wareegay xaruntaasi
June 28, 2020 - Written by wariye999

hargaysa (dhaymoole news)ka dib markii uu telefeshanka universal tv uu baahin waayey khudbadii madaxweynaha ayaa waxa lagala noqday ruqsadiii uu ka haystay wasaarada war faafinta somaliland  ayaa arinka waxa ka hadalay agisamaha telefashankaa oo sheegay inaanay arinlkaa waxba ka jirin

halkan ka daawo

COMMENTS
Latest News