dhaymoolenews.com
adaxweynaha Somaliland Oo Booqday Fagaare lagu Xulayo Hasha ugu Caanaha Baddan Geela Somaliland
February 13, 2020 - Written by wariye999

Hargeysa (Dhaymoole) Somaliland waxaa ka socda tartan lagu ogaanayo geela ugu caanaha badan.

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ka caawinaysa Somaliland tartansiinta Geela si loo ogaado Halaha ugu caano badan Somaliland.

Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse  Biixi Cabdi ayaa booqday fagaaraha uu ka socdo tartanka lagu xulayo hasha ugu caanaha baddan geela ay dhaqqato geeleydda Somaliland.

COMMENTS
Latest News