dhaymoolenews.com
5 mashruuc oo wasaarada gaadiidku qabatay oo madaxweynuhu xadhiga ka jaray
June 22, 2020 - Written by wariye999

Hargeysa (Dhaymoole news) Madaxweynaha Somaliland,  mudane Muse Biixi Cabdi,  ayaa maanta xadhiga ka jaray 5 mashruuc oo ka mid ah wax-qabadka wasaaradda gaadiidka iyo horumarinta jidadka ee sanadkan 2020, kuwaas oo kala ah.

1: Dhismaha xarunta hayada wadooyinka
2: Dhismaha waaxda liismada iyo sumada
3: Qalab iyo gaadiid lagu kordhinayo dhismaha
wadada Ceerigaabo
4: Laabka qaranka ee hubinta tayada
wadooyinka, iyo dhismaha guryaha.
5: Hoostada ama geerashka gaadiidka dawlada

xukuumda intii ay jirtay  wasaarada gaadiidka somaliland oo sameysay horumaro la taaban karo iyagoo sameeyey wadooyin aad u fara badan iyo kuwo dayac tirba lagu sameeeyey

COMMENTS
Latest News