dhaymoolenews.com
Xukuumada DDSI iyo XDSHSI Oo Xoojisay Guud ahaanba Qorshayaasha Ku’aadan Xidhiidhka Qurbajoogta DDSI
February 10, 2018 - Written by wariye999

Xukuumada DDSI iyo XDSHSI Ayaa Xoojisay Guud ahaanba Qorshayaasha Ku’aadan Xidhiidhka Qurbajoogta Udhalatay DDSI ee Kunool Daarfaha Dunida Sidii Loosii Xoojinlahaa Kaqaybgalkooda Horumarka Nabadgalyada iyo Maamulka Suuban Ee kahanaqaaday Degaanka Somalida itoobiya 7 sano Udanbaysay islamarkaana ay Usoo Maalgashan Lahaayeen Dhulkooda Hooyo.
Hadaba Dhawaan ayay Ahayd Markii Xukuumadu Go’aamisay in Laxoojiyo Qaabdhismeedka Dawliga ah Sida In Xafiiska Xidhiidhka Qurbajoogta lagadhigo Xafiis Kabanee halkii Markii hore Ka’ahaa Wakaalad Sidookale Waxaajira In Laxoojinayo Qaabdhismeedka Jaaliyadka DDSI ee Wadamada Caalamka Kajira Waxaana Xafiiska Iyo Xukuumadu Dajisay Qorsheyaal Balaadhan oo Dhamaanba Laguxoojinayo Hawlahaasi Shaqo Waxaana Todobaadkan Fooda inagusoohaya Jiridoona Shir Tele-Conference ah Oo ay yeelandoonan Xafiiska Arimaha Qurbajoogta DDSI iyo Hogaaminta Jaaliyadka Gaar ahaan Gudoomiye Yaasha Jaaliyadka shirkaas Tele-Conferencega ah oo lagu qiimayndoono Hawlihii Shaqo ee Uqorshaysnaa Jaaliyadaha Iyo Xafiiska Sidokalana Lagukala Qaadandoono Qorshayaal Muhiim ah Ayaa Waxaa Khadka Telefanka Soogalidoona Kana qayb qaadan Doona #Madaxwaynaha_DDSI_Dr_Cabdi_Maxamud_Cumar oo Hogaaminta Jaaliyadka Fariintiisa Ku’aadan Shaqooyinkii Wanaagsana ee ay sooqabteen iyo Sidokale Hawlaha Uqorshaysanba Kalahadli Doona
Sidookalana Waxaa Shirka Kasoojedindoona Qorshayaasha Cusub ee Xukuumadu Udajisay xafiiska

Ugudanbayn Waxaan Umahadcelinayaa Dhamaan Dhamaan Xubnaha Qurbajoogta Iyo Maamulada Hogaaminta Jaaliyadka DDSI Meelkasta oo ay Jooganba Gaar ahaan Gudoomiye yaasha Hawlkarka ah Ee Sida Wanaagsan ee Daacadnimada iyo Wadaniyadaleh Uqabta Shaqoyinka Jaaliyada Sida
Gudoomiye Cabdiqani Faarax Australia ,Cali Takhal UK,Xayi Sweden , Jacfar Kenya,Dhuux Denmark ,Germany,Belgium,Norway,Maraykan,
Canada,Finland ,South africa,Sucuudiga iyo Wadamada kale eena Hada Magacdhabin I.W.M
Waxaana Leeyahay Waxaad Ku’amaanantihiin Hawlaha Shaqo eed Haysaan Eed Kaga qaybqaadanaysaan Horumarka Nabadgalyada Shacabkiina DDSI Waadku Mahadsantihiin Waxaynu inagoo iskuduuban oo Hogaaminteena iyo Xisbigeena Jahadiisa Raacayna Natiijo Kagaadhaynaa Qorshayaasha Ay Xukuumadeenu Dajisay Ee Shacabkeena Lagaga saarayo Saboolnimada Oo ah Cadawgeena Koobad.

COMMENTS
Latest News