dhaymoolenews.com
Xikamadaha Maanta
March 13, 2019 - Written by wariye999

Axmed Adan Cali (Haybe)

  • Arrin aad maalin kasta ka fikirto ayaa noqonaya kan kor kuu qaadaya ama ku burburinya
  • Xaald kasta, caadifadaadu yaanay ka xoog badan maskaxdaad
  • Qof kasta wuu ku  jecel yahay ilaa tartan idin dhexmaro.
  • Haddii aad duuli kari weydo orod, haddii aad ordi kari weydo Soco ( lugee), haddii aad socon kari weydo gurguuro. Laakiin wax kasta oo aad samayso waa inaad hore u socotaa.
  • Ma jiraan wax aan la samayn Karin, laakiin waxay u baahan yihiin dadaal.
  • Arinka aad dadka u sheegayso ugu bandhiga sida aad rabto inay u fahmaan.
  • Horumarku waa in nolosha bulshada isbedel lagu sameeyo maaha dhaqaalaha keliya.

 

COMMENTS
Latest News