dhaymoolenews.com
Xidhiidhka Kubada Cagta Ee Fifa Oo Soo Bandhigay 24-ka Ciyaaryahan Ee U Tartamaya Xidiga Ugu Wanaagsan Caalamka
August 18, 2017 - Written by wariye999

Xidhiidhka kubada cagta aduunka ee Fifa ayaa ku dhawaaqay 24-ka ciyaaryahan ee iskugu soo hadhay tartanka xidiga ugu wanaagsan kubada cagta caalamka.

Ciyaaryahanada lagu dhawaaqay  ayaa waxa ku jira laba ciyaaryahan oo ka jeeda qaarada Afrika kuwaas oo u tartamaya xidiga ugu wanaagsan kubada cagta caalamka

Magacyada ciyaaryahanada ay soo bandhigtay Fifa ayaa waxa kala yihiin sidan

  • Pierre Aubameyang (Gabon, Borussia Dortmund)
  • Leonardo Bonucci (Italy, AC Milan)
  • Gianluigi Buffon (Italy, Juventus)
  • Daniel Carvajal (Spain, Real Madrid)
  • Paulo Dybala (Argentina, Juventus)
  • Antoine Griezmann (France, Atletico Madrid)
  • Eden Hazard (Belgium, Chelsea)
  • Zlatan Ibrahimovic (Sweden,

Andres Iniesta (Spain, Barcelona)

  • Harry Kane (England, Tottenham Hotspur)
  • N’Golo Kante (France, Chelsea)
  • Toni Kroos (Germany, Real Madrid)
  • Robert Lewandowski (Poland, Bayern Munich)
  • Marcelo (Brazil, Real Madrid)
  • Lionel Messi (Argentina, Barcelona)
  • Luka Modric (Croatia, Real Madrid)
  • Keylor Navas (Costa Rica, Real Madrid)
  • Manuel Neuer (Germany, Bayern Munich)
  • Neymar (Brazil, Paris St Germain)
  • Sergio Ramos (Spain, Real Madrid)
  • Cristiano Ronaldo (Portugal, Real Madrid)
  • Alexis Sanchez (Chile, Arsenal)
  • Luis Suarez (Uruguay, Barcelona)
  • Arturo Vidal (Chile, Bayern Munich)

 

COMMENTS
Latest News