dhaymoolenews.com
Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Cabdillahi Cukuse Oo Tacsi U Diray Cali Shoombe
March 16, 2019 - Written by wariye999
INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Waxaan Halkan Dhambaal Tacsi Ah Uga Dirayaa Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Qaranka Cali Salaan jirde Oo Aan Ka Tacsiyadaynayo Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timi Xaaskiisii Hibaaq Muj.Cqaadir Koosaar Oo Ku Geeriyootay Shil Baabuur Waxaan ilaahay uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo Saygeedii  Cali Salaan jirde, caruurtoodii iyo guud ahaan qoyskii reer cabdil qaadir koosaar uu samir iyo iimaan ka siiyo halkeediina wanaag ugu bedelo…………aamiin

COMMENTS
Latest News