dhaymoolenews.com
Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga Somaliland Oo ka hadlay kulamo ay yeesheen Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweynaha Gini,
July 6, 2019 - Written by wariye999

Hargeysa(dhaymoole)Wasiirka Arrimaha Dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) oo ka hadlay kulamo ay yeesheen Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweynaha Gini, una jawaabay Maamulka Muqdisho.

Halkan ka daawo hadalka wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland

COMMENTS
Latest News