dhaymoolenews.com
Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta Somaliland Oo Kormeeray Goobaha Laga Hirgalinayo Dhismaha Wasaarada
February 6, 2018 - Written by wariye999

Hargeysa(dhaymoole)Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta Somaliland ayaa  Kormeeray Goobaha Laga Hirgalinayo Dhismaha Wasaarada Warfaafintu Ku Yeelan Doonto Magaalada Borama.

halkan ka daawo warka kormeerka wasiirka ku xigaanka

COMMENTS
Latest News