dhaymoolenews.com
Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Oo lagu soodhaweeyey Gobolka Hawd
June 30, 2019 - Written by wariye999

Bali-gubadle(dhaymoole)-Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor ayaa maanta  lagu soodhaweeyey Degmada Guburaha Banka ee Gobolka Hawd

Waftigan ayaa soo kormeerey jidka isku xidha Magaalooyinka Baligubadle iyo Hargeysa oo gacanta lagu hayo

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=8bpHLpVBoYI&t=10s

COMMENTS
Latest News