dhaymoolenews.com
Ururka BGVO Oo Maanta Xaflad Soodhaweyn Ah U Sameeyey Badhsaaabka Cusub ee Gobolka Hawd
March 8, 2018 - Written by wariye999

Bali-gubadle(dhaymoole)Ururka  Hablaha Gobolka Hawd ee BGVO ayaa  Maanta  Xaflad soodhaweyna Ku maamuusay  Badhsaaabka Cusub ee Gobolka Hawd Yaasiin Maxamed Shide, Munaasibadan oo ahayd mid si Balaadhan loo soo Agaasimay ayaa waxaa lagu qabtay Hotel All-Xayaad ee Magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd

halkan ka daawo warka

COMMENTS
Latest News