dhaymoolenews.com
Tacsi Tiiraanyo Leh
February 2, 2019 - Written by wariye999

Innaa Lilaah wa inaa Ileyhi Raajucuun (waxa aan halkan dhambaal tacsi ah uga dirayaa, qoyskii, Reer Maxumed Ismaaciil Gunti X ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Eng Cabdi Kariin Maxumed Ismaaciil

Alle ha u naxariistee waxa maanta oo sabti ah lagu Aasay Magaaladda Tallin ee Wadanka Estonia gaar ahaana dalka Ruushka Marxuum Eng Cabdi Kariin Maxumed Ismaaciil waxaana halkaasi ku aasay Qoyskii  Qaraabadiisa Eheladiisa iyo guud ahaan dadka mulimiinta ah ee dalkaasi ku dhaqan

waxaan ILLAAHAY uga baryeynaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo Samir iyo iimaan saadiqa ahna Inaga wada siiyo Aaamiin AAAmiin

 

COMMENTS
Latest News