dhaymoolenews.com
Si Wanaagsan Uga Bogo Xayeysiiska Shirkada Supermarket Furniture
July 29, 2017 - Written by wariye999

 

Halkan Ka Daawo Xayeysiiska Shirkadda Sacaadadiin Supermarket Furniture waa shirkat caalami ah oo iibsa Furiture-ka noocwalba Waxad Ka Helaysaa Dhaman Qalabka Laysku Qurxiyo Sida Dharka oo nooc walba leh iyo kabaha oo rag iyo dumarba leh cadarada kiriimyada cuntooyinka fudud waxaanay ku talaa agagaarka  iskuulka sh bashiir ma ka soo horjeedka gar gaar gaar ahaana sakadda Xasan Rakuub waxaanay laamo kala duwan ku leedahay dalal badan oo ku kala yaala qaaradaha afrika

 

Shirkada Supermarket Furniture  waa shirkad caan ah oo ka shaqaysa ama iibisa dharka   Cream yada iyo nooc kasta oo aad u baahato waana goob aan  lagu kalbixin alaabteeda, macaamiil wanaagsan iyo shaqaale heersare ah, qiima ku qancinaaya iyo alaab quruxbadan.

COMMENTS
Latest News