dhaymoolenews.com
Shirkada Dahabshiil Group Oo Sheegtay Inay U Hoogaansantay Go’aamadii Xukuumada
March 13, 2018 - Written by wariye999

Hargeysa(dhaymoole)Maamulka shirkada Dahabshiil Group ayaa soo bandhigay qorshe ay ku meel marinayaan isla markaana ay ku  fulinayaan go’aamadii xukuumada Somaliland ka soo saartay isticmaalka lacagta shilinka Somaliland adeega Zaadka iyo sidii loo xakamayn lahaa  sicir-bararka,

Mr. Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale oo ugu horayntii ka hadlay ujeedada kulankan ay iskugu yimaadeed madaxda sare ee shirkadda Dahabshiil

halkan ka daawo warka shirkadda Dahabshiil Group

COMMENTS
Latest News