dhaymoolenews.com
Qiso : Dhib Kasta Waxay Leedahay Xalkeeda
August 24, 2016 - Written by wariye999

Ninkii lagu magacaabi Kalsum Binu Aqra wuxu ahaa abaandulihii ciidankii Umawaiyiinta, laakiin waxa aad uga cadhooday Xajaaj Binu Yuusuf kaasi oo markii danbe u sameeyay shirqool.

Khaliifkii Umawaiyiinta ayaa Kalsuum Ibnu Aqra ku xukumay in seef lagu dilo. Hooyadii oo Umu kasluum ayaa u tagtay KHaliifika C/malik oo ka codsatay in inankeeda loo cafiyo. Madaama ay ahayd islaan weyn oo 100 sano dhaftay waxa uu ku yidhi : Waxaad u tegaysa Xajaaj, waxaana uu qori doona laba warqadood oo midkood uu ku qorayo hala dilo, tan kale yaan la dilin. Wiilkaaga waxa la doorasan iin laba midka uu qaato. Hadii uu daalim yahay Allah wuxu ku hagaajin doona tan ku fiican. UmHooyad oo ahayd mid caqli badan ayaa aad uga shakisnayad Xajaaj oo ah ninka marka horeb shirqoolka sameeyay inuu labad warqadood ku qro “ Hala dilo” , kolba tii uu dorrta waa isku. Xaqiiqdii Xajaaj sidaai ayuu yeelay.

Maalitii wiilka la keenay dadka hortooda oo isagoo Xajaaj ayaa isagoo dhoola cadaynaya yihdi “ Dooro laba warrqadood midkood “ . Ka diban mid ayuu qaatay markaasi ayuu liqay oo caloosha dhigay.

Xajaaj ayaa ku yidhi oo warqadii iyadoon la akhriyin waxa ku yaalla ayaad liqaday , markaa xaalku waa side? Si dhib yar ayuu u yidhi “ DHib ma leh , warqada aan liqay ee aan qaatay, tii ka soo horjeday waa tan taalla, akhri iyadna taan waa tii kale” hal dilo iyo ladilin ayay ahayd oo keliya. Warqadii markii la eegay taalay waxa ku talla hala dilo. Sidaai ayuu ku nabd agalay. Inyar oo fikir ayaa keensya inaynu smaanyo arimoo waaweyn, hadii aad rabto inad waxa samayno waa inaad fikirtaa” Dib kastaana xal ayay leedahay.

COMMENTS
Latest News