dhaymoolenews.com
Qalbiyo Mugdiga Ka Saara Goob Kasta!
March 12, 2019 - Written by wariye999

Xanuunada Ruuxada ku dhaca way badan yihiin waxaana ka mid ah istusnimada iyo inuu qofku jeclaado inuu caan noqdo oo amaantana ka helo.

Rasuulka Allah (scw) ayaa yidhi “ Camalka yar ee istuska ahi waa shirki, kan colaadinaya Awliyada Allah wuxu Allah (sw) ugu soo banbaxay dagaal. Allaha(sw) wuxu jecel yahay kuwa wanaagsan ee ka cabsada ee qarsoon. Kuwa hadii ay maqan yihiin aan la tebin, haddii ay yimaadaana aan la garan. Qalbiyadoodu waa sida faynuusyada oo kale oo meel kasta ka saaraya mugdi”   Islaamku wuu neceb yahay istusnimada.

Rasuulka Allah (scw) ayaa xadiis kale ku yidhi :” Diintaada ka dhig mid daacad ah waxa kugu filaan doona camal yar” . Waxa loo baahan camal kasta oo aan samayno aan Allah(sw) dartiis u qabano.

COMMENTS
Latest News