dhaymoolenews.com
Muuqaalada Khudbadihii Daahfurka Barnaamijak Shaqo qaran ee maanta iyo Dararweyne
March 4, 2019 - Written by wariye999

Darar-weyne–(dhaymoole)–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Barnaamijka carbiska dhallinta ee shaqo qaran oo kamid ah tiirarkii halbawlaha u ahaa ballanqaadyadii xisbiga KULMIYE bulshada la galay waqtiyadii ololaha.

halkan ka daawo

COMMENTS
Latest News